Duration 2:4

Ilkacase Qays - Gabay

1 365 759 watched
0
7.4 K
Published 11 Mar 2011

Ilkacase reciting somali poetry aka Gabay in Nomadic studio with Yaama, Dj Amoor, JK. Add us on Facebook http://www.facebook.com/NomadicTv Barmudo Boyz Nomadic Tv Nomadic Status

Category

Show more

Comments - 442
  • @
    @hybar0513 years ago That was awesome! We need more young talented somalis performing gabay. 25
  • @
    @adeerka_52 years ago We are still listening 2022 boqorka 5ta somali king of rap. 20
  • @
    @buumocagaar4 years ago 2020 ya daawanoyo mida kale heesta muuqalka bilawgisa heesta saaran ya garanyo cida qaato. 155
  • @
    @ciyaalxamar3332 years ago After 11 years still i, m watching king of rapp ilkacase. 7
  • @
    @kingbashii79744 years ago Date 7 december 2020
    hdd iga dambeysit like isar.
    43
  • @
    @mariamali9413 years ago Wallahi soo proud of you guys! We need more of this kind of talent! 10
  • @
    @binzuka13 years ago Saas aa lagaa rabaa! Well done. Brought somalian. 21
  • @
    @noneofscared12 years ago Am so proud to see somali poet in wester world. 6
  • @
    @unitedqueendombob595112 years ago His voice his asset, what do you mean not so bad? 0 his lyricism is amazing! 2
  • @
    @rasso8713 years ago U r really talented bro. Keep it i like ur song, ilaahay ha kuu daayo. 3
  • @
    @cabdiladiifmpape19674 years ago Yaadaawanay gabeyga ilkacase 2020 like saara. 25
  • @
    @sheekhaalpride11 years ago This shit was fire! Respect bro, afsomali saasaa loobartaa markaana inta cirka lagalo aya latufaa caqliga real mc shit! Rageedii shit. 2
  • @
    @ogadenqueen13 years ago Abwan ilkacase inaba caadi ma aha. Masha allah. 14
  • @
    @munaahmed486311 years ago When he said wardhiigley, dhiiga aya i kaceey! Well done. 8
  • @
    @Oneofthekind12 years ago 2022 yaa dawanaya the legend ilkacase boqorka rapka. 5
  • @
    @yahyetooni7454 years ago Heestaan inta daawaneyso 2020 intaa ka arko. 3
  • @
    @mardiyaibrahim52482 years ago 2023 still watching
    king 5 somalia.
    3
  • @
    @qalanjadaqaranka61713 years ago Masha allah wiilkaan saarka buuba qatar kuu yahay masha allah heeso muu iska daayo. Waaba modern day carays ciise(aun) 2
  • @
    @muktaromar457312 years ago Big upss! Remids e of my grand dad timacade: 3
  • @
    @hassanshidaneofficial32903 years ago 2021 yaa dawanayo hadii aad iga danbeyso like ha ila dhaafin. 14
  • @
    @Abaadira13 years ago Ilkacase is gifted! Soo wad gabayada ninyahoow hanagu kala jarin. 2
  • @
    @YAYA-gv9hx2 years ago Wali waxan dawanaya 2022 11 sano kadib hadii aa dawaneso legend batahay boqorka rapka. 1
  • @
    @user-tg5xm8uf5h6 years ago Ina adeer waa katagteey fanka maxaa kugu soo ceshay. 4
  • @
    @wallinsondubadd41094 years ago Beautiful video and great program lov from sweden stockholm keep going back. 1
  • @
    @suuxayelyrics2 years ago Fankii waan dhaafayaa wardigii waan wadayaa legend.
  • @
    @aliosmanabdulkadir15695 years ago Aniga fanaan mataageero lin ilka case far alle an ujecelahay. 4
  • @
    @RiGaax_223 years ago From laas caanott taageera lamapr wan abid ellkyaw.
  • @
    @asmaaden55047 years ago Wadani somali cadowga cagta hose abowe qaliya. 5
  • @
    @waasaye10013 years ago Wow odayasha adaaba kabadiya sxb. Like your poet more than timacade' s poet cuz i can i understand what u sayin n relate to it. Keep it up. Hope u put up more of dis. 2
  • @
    @tytyrd13 years ago First he is good lookinqq and yu dont see that alot with somali men who are bulit with such a body like that second yarka had a voice mashallah love this gabay. 1
  • @
    @MissVaVaVoom13 years ago I had to big this up just for the fact he mentioned my birth home. Viva. 2
  • @
    @saciidsuleiman1355last year Markuu legendka ahaa
    hadda qabyaaladeysta ayuu noqdo
    barigaa wadani buu ahaa dadkisa iskuso dhaweya.
    2
  • @
    @gagale50513 years ago Waaaw waantageeraa guruubkan sobobtoo aad ayaa ay ufaxyaan siiba ilka case aad baan kuu tageeraa libaax halkaa kaga hay. 1
  • @
    @gorgor5163 years ago 10 years ago
    2021 ayan dawanayaa.
    1
  • @
    @mxy0813 years ago This guy is goood for gabay and heesaha laakiin style kiisa iyo gabayga culture somalida ismalahan lol ilkacase style kaada sidii lagu yaqaanay u habee or keep going like thisss.
  • @
    @daahirmedia6363 years ago Ilka casow 9year adoo magalka qasayay ma hadana 2021 naqasoosa quusan meesid miyaa adidirac sooxiri nafaqayso waryaa.
  • @
    @supersuheyb88924 years ago Good brilliant
    amazingly iam proud of you king ilkacase qays long life bro.
  • @
    @suhaipmohamed64864 years ago Anigu waxan dawanayh 2020 yaa ila mid ah. 1
  • @
    @MohMoh-eu8nf9 years ago Walashay baa tahoo labaa igaweytahaye wanaag baan kuwadaa
    weyney haidhihin wadnaha
    qurbaha waa meel qariban horaan kuwaaniyey ehelka w weyney haidhihin wadnaha
    waridka waa duco kududo quraanka lagu wariyay wanaag baa noosharaxay
    weyney haidhihin wadnaha
    nin wayn baan ahay aniga shan iyo labaantanki wax yar baa iiga haray
    weyney haidhin wadnaha
    honey warkeedi hoo wiil iyo guur wada dhasheen wataa labta aan kuqoray
    weyney haidhihin wadnaha
    anoo guuren walaal baaf waalan nagu dai bareegi waayaye
    weyney haidhihin wadnaha
    waati wiishkii lawacay waa danta hoo layiri weynaha waa boqorke
    weyney haidhihin wadnaha
    dhaqtar baa laidul dhigay yaa dhalay wiilka layiri wardey wiilkey matiri
    weyney haidhihin wadnaha
    washington meeley dhahaan cadowga ufududo oo seef iyo waran ay sitaan ayuu waagi baryoo weyney haidhihin wadnaha
    bilaha waan weheshadaa murqaha waan keediya cadow iima hanjabee
    weyney haidhihin wadnaha
    inaan muudan rabaa mudoon meel dheer ukocoo meel aan meelahan aheen kmadeeyan rabaa
    wabigii gariso godladay wajeer aaranu kadhacay waasu weylaha barqani
    weyney haidhihin wadnaha
    wardheer dhaantada laxiray wilwill heelada tumay wardhigley nabad noqotay
    weyney haidhihin wadnaha
    wanadii waan qaatayo fankii waan dhafaya wardiga waan wada hayaa
    weyney haidhihin wadnaha
    weyney haidhihin wadnaha
    weyney haidhihin wadnaha
    weyney haidhihin wadnaha
    by mj
    .
    ...Expand
    195
  • @
    @aliziyech38443 years ago 2021 hadaad daawnayso inaad 20 jir thy oo aadan qof wayn thy isku aqoonso like iisaar. 1
  • @
    @CK-qr1zo3 years ago 2021 ban fiirsanoya hada iga danbeso tariikhda so qor. 1
  • @
    @hary010213 years ago Waw sxb ilka case waan sugeena weeneey hay dhihin wadnada iyadoo music culus xan baarsan ifan. Hehhh.
  • @
    @damaceey12 years ago Hes so cute waaba wil quruxloow ah walaahi cadimahana.
  • @
    @malihamohamed75158 years ago We love you so much more ilkacase qasy. 1
  • @
    @mahamedqaran53774 years ago Boqorka raabka ilkacase walee waan kuwataa libaax. 1
  • @
    @dreamsboy20369 months ago 2024 ban daawanaya sxbkey legend af qalooc.
  • @
    @nuhaosman44777 years ago Waad ka baxsatay ilkacase qays waan ku tager. 1
  • @
    @cadeydeeqow93393 years ago 2021 hadii aad daawaneysay legend qeys dhac kusii.
  • @
    @haroun10dieci153 years ago 2021 dhamadkeydi ban taganhy wllkei ilkacase qeys.
  • @
    @Hajji4613 years ago Those 3 ppl who hit dislike bottom must be named biggest hater on the earth. We are in 2011 and hate among the somali people is getting worse. Ilah baa xal haya.
  • @
    @rabitantoon13 years ago Ilka case sxb goormaad imanaysaa yurub gaar ahaan finland?
  • @
    @awaalecasio22893 years ago Inta sidayda 2021 daawanaysa like saar. 1
  • @
    @almuhamadi111 years ago Gabay hadii aad qurbaha ku bilowday caadi matihid, baadiyihii hadii aad joogi laheyd somalia maxaa umaleyn laheyd. 20
  • @
    @kuulemedia62397 months ago 9 years ago 2023 ban arkoya time 11: 30am. 2
  • @
    @bahjom6585 years ago What is the song playing in the background in the beginning? 1